Her er en liten oversikt over hva du skal kaste i de forskjellige beholderne, og hva du kan levere på gjenvinningsstasjonene

Halkan waxaa ku qoran tusaaleyn yar oo ku saabsan waxa la tuuraayo weelasha kala duwan, iyo waxa aad u keeni karto goobaha dib-u-warshadaynta